| Liiska Golaha Wasiirada Ee Xukuumada Cusub Ee Madaxweyne Axmed Maxmaed Maxamuud Siilaanyo. |
| Written by Xassan Deef |
| Wednesday, 28 July 2010 19:44 |
|
1. Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar - Wasiirka Arimaha Dibedda & Xidhiidhka Caalamiga Ah.
2. Dr. Maxamed Cabdi Gaboose – Waiirka Arimaha Gudaha.
3. Eng. Maxamed Xaashi Cilmi – Wasiirka Maaliyadda. 4. Dr. Sacad Cali Shire - Wasiirka Qorshaynta & Horumarinta. 5. Xusseen Axmed Caydiid – Wasiirka Hawlaha Guud & Gaadiidka. 6. Samsam Cabdi Aadan – Wasiirka Waxbarashada &. Tacliinta Sare. 7. Dr. Xuseen Axmed Maxamed – Wasiirka Caafimaadka. 8. Axmed X. Cali Cadami – Wasiirka Gaashaandhiga. 9. Cabdirisaaq Khaliif Axmed – Wasiirka Ganacsiga & Dalxiiska. 10. Dr. Axmed Xaaji Oday – Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Deegaanka & Horumarinta Reer Miyiga. 11. Cabdirisaaq Ibraahin maxamed – Wasiirka Boosaha & Isgaadhsiinta. 12. Prof. Ismaaciil Muumin Aar – Wasiirka Caddaalada & Garsoorka. 13. Sh. Khaliil C/Laahi Axmed – Wasiirka Diinta & Awqaafta. 14. Ilhaan Maxamed Jaamac – Wasiirka Shaqada & Arimaha Bulshada. 15. Dr. Maxamed Yaasiin Xasan – Wasiirka Kaluumaysiga, Khayraadka Badda & Maamulka Dekedaha. 16. Dr. Xusseen Cabdi Ducaale – Wasiirka Macdanta, Biyaha & Tamarta. 17. Maxamed Xaashi Magan – Wasiirka Dhalinyarada, Ciyaaraha & Dhaqanka. 18. Prof. Faarax Cilmi Maxamed – Waiirka Beeraha. 19. Maxamuud Xaashi Cabdi – Wasiirka Duulista & Hawada. 20. Cabdilaahi Jaamac Cismaan Geeljire – Wasiirka Warfaafinta. 21. Cali Xaamud jibriil – Wasiir ku Xigeenka waxbarashada & Tacliinta sare. 22. Maxamed Yoonis Cawaale – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Dibeda. 23. Cismaan Garaad Soofe – Wasiir Ku Xigeenka Arimaha Gudaha. 24. Cali Cabdi Saiq – Wasiir ku Xigeenka Hawlaha Guud & Gaadiidka. 25. Warsame Siciid Cabdi – Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Maaliyadda. 26. Nimco Xusseen Qawdhan – Wasiir Ku Xigeenka Caafimaadka. |
| Last Updated on Wednesday, 28 July 2010 19:52 |
| Qeybo kale halkan kadooro | |

| Barnaamijyada webka Halkan kadooro |
| Heeso |
| Music Tuman |






![]() | Today | 56 |
![]() | Yesterday | 0 |
![]() | This week | 56 |
![]() | Last week | 0 |
![]() | This month | 56 |
![]() | Last month | 109775 |
![]() | All days | 662161 |
Forum-Popular Posts
|
Forum-Latest Topics
|